Siyaasadda

Febraayo 22, 2024

Madaxweyne Xasan ayaa saxiixay heshiis Iskaashi oo ku qotoma dhaqaalaha Iyo difaaca

Madaxweyne Xasan ayaa saxiixay heshiis Iskaashi oo ku qotoma dhaqaalaha Iyo difaaca ee Turkiga Iyo Soomaaliya wada galayn dhowaan

Febraayo 23, 2024

Nin Soomaali ah oo loosoo magacowday qunsulka Soomaaliya

Maxamed Bashiir Cismaan oo ku magac dheer Midnimo, horayna ugu mid ahaa bahda saxaafadda Soomaalida

Febraayo 22, 2024

Maxay ku heshiiyayn dowladaha Soomaaliya Turkiga iyo Dalalka uu horay udifaacay

Soo muuqashada bandhigida awoodiisa milatari ee dalkani Turkugu ka sameeyay wadamo kabaxsan xuduudihiisa ayaa sare usii kacaysay tobankii sano ee lasoo dhaafay isaga oo lagu arkay furimaha dagaalka ee dalalka sida Azerbaijan iyo wadamo ay kamid yihiin...

Febraayo 22, 2024

Wasiir Xasan Macallin oo ka qayb galay munaasabada sanad guurada 54aad ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Munaasabada sanad-guurada 54aad ee Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay taliska Ciidanka Asluubta. Munaasanadda oo ahayd Mid aad loo soo agaasimay waxaa goob joog ka ahaa taliyaha Ciidanka Asluubta Generaal Sareeye Guuto Mahad Aadan Cabdiraxmaan iyo Saraakiil sare oo katirsan ciidamada qalabka Sida ee Asluubta, Nabad sugidda iyo Booliska, waxaa laga jeediyay qudbado taabanaya taariiqda ciidanka Asluubta iyo Marxaladihii ay soo Mareen. Wasiir Xasan Macalin oo soo xiray munaasabada ayaa hambalyo u diray sareeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda, dableyda iyo dhamaan xasaaskooda iyo caruurtooda isagoona bogaadiyay howlaha ay ciidanka Asluubta uhayaan dalkooda iyo dadkooda ee ku aadan Daryeelka, illaalinta iyo dhaqan cellinta Maxaabiista.Wasiir Xasan Macallin oo ka qayb galay munaasabada sanad guurada 54aad ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Febraayo 22, 2024

Maxkamada Ciidamada Ayaa Xukuno Ku Riday Xubno Shabaab Ah Oo Dhaawac Lagu Qabtay

Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo waqti ku filan siiyay dhinacyada dacwada ayaa ugu dambayn maanta kuwada xukumay, Cabdi Yare Maxamed Caliyoow, Cumar Cusmaan Ibraahim Aadan(Jarbeey) iyo Cali Cabdullahi Cali Ibraahim(Cawil)..

Juun 23, 2024

IRAN oo lagu eedeeyey inay damacsantahay qorshe halis ah oo ka dhan ah Soomaaliya

Mareykanka ayaa uga digayay dalalka gobolka iskaashigan suurtagalka ah

+254 799 112707

cilmigaaflaanta@gmail.com

facebook.com/MATHALMEDIA

Ugu Akhris Badan